DAAWO TOOS: Khudbadaha Musharaxiinta gudoonka Golaha shacabka Somalia
Iyadoo 26-ka iyo 27 bishan ay dhacayaan doorashooyinka guddoonka labada Gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa musharaxiinta u taramaya jagooyinka labada gole ay bilaabeen iney jeediyaan khudbooyin ay ku soo bandhigayaan waxyaabaha ay qaban doonaan. HOOS KA DAAWO KHUDBADAHA MUSHARAXIINTA GUDONKA GOLAHA SHACABKA
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed